Sharaxa Koorsada
Koorsandaan dhameystirsan waxaa ku baran doontaa aasaaska iyo sida ay tamarta qoraxda u shaqeyso. Waxaa barandoontaa tignoolajiyada solar panelka (PhotVoltiac), inverterka, jaarje kontroolaha, iyo nooc yada batteriyada loo isticmaalo solarka.
Waxaad kalo baran doontaa sida aad uga taxadari lahey khatarta markii aad rakibeyso solarka. Koorskaan waxaa loogu talagalay qof aan waligiis ka shaqeyn tamarka qoraxda. Markii aad dahameyso waxaan habaa in aad heli doontaa cilmi wax tar u leh in aad shaqo ama aad adiga isticamaasho tamarka qoraxda gurigaaga.
Additionally, you’ll learn to identify and manage potential risks involved in solar installation. Designed specifically for beginners with no prior experience in solar energy, this course ensures that by the time you finish, you’ll have practical knowledge to confidently work with or implement solar energy in your home.
