Ku Soo Dhawaada SomTronics

Waxaad naga heleysaa adeegyo tamarta qoraxda oo casri ah iyo koorsooyin injineernimo oo fudud oo online ah.

enabling you to reduce costs and boost your skills on your own schedule.

Koorsooyin Online Ah

Mashaariicda

project4

Engineerada SomTronics

Eng. Abdulwahab M. Farah

Founder/CEO

Eng. Abdulwahab, Agaasimaha Guud iyo Aasaasaha SomTronics Energy & Engineering, waa khabiir engineer ah ku xeel dheer tamarta qoraxda, gaar ahaan naqshadeynta iyo la-talinta iyo talo bixinta sida ugu fiican oo looga faaideyso tamarta qoraxda. Engineerku waxuu haysto shahaadada MSEE iyo NABCEP, wuxuu hogaamiyay uu dhameystirey mashaariic badan oo tayo fiican leh, kharash koodana yar yahey.

error: Content is protected !!