Isticmaali Xisaabiyaha Tamarta Qoraxda (aabka)

Tallaabada 1: Qor dhammaan qalabka korontada ee gurigaaga.

  • Ka dooro liiska qalabka korontada aad isticmaalayso gurigaaga.
  • Tusaale: Qaboojiyaha,TV, nalalk, qaboojiye hawada, marawaxad, iwm.

Tallaabada 2: Ogoow watt-ka (W) ama kilowatt-ka (kW) qalab kasta uu isticmaalo.

  • Tusaale: Qaboojiye hawada 1 Ton = 1000 W = 1 kW.

Tallaabada 3: Ogoow inta saacadood maalintii aad isticmaasho qalabka.

  • Tusaale: TV = 3 saac, Firiji = 24 saac, Marawaxad = 5 saac.

Tallaabada 4: Qalabku wuxuu xisaabin doonaa watt-saac (tamarta korontada) kasta (W × saacadaha) qalab kasta.

  • Tusaale: TV = 100 W × 3 saac = 300 Wh

  • Qaboojiye (aircondition) = 150 W × 24 saac = 3600 Wh

Tallaabada 5: Qalabku wuxuu isku dari doonaa watt-saac kasta oo dhan si aad u hesho isticmaalkaaga korontada ee maalin kasta.

  • Tusaale: 300 + 3600 + … = Wadarta Wh / kWh

Tallaabada 6: Qalabku wuxuu xisaabin doonaa wadarta awoodda qalabka oo dhan.

  • Tusaale: 100 W + 200 W = 300 W ama 0.3 kW

Tallaabada 7: Qalabku wuxuu xisaabin doonaa wadarta watt-saacadka bil kasta.

  • Tusaale: 100 Wh + 400 Wh = 500 Wh ama 0.5 kWh

Tallaabada 8: Haddii aad rabto kharashkaaga korontada bil kasta, ku dhufo wadarta kWh ee maalin kasta tirada maalmaha bishan (30).4

  • Tusaale: Isticmaalka maalin kasta = 4 kWh, bisha = 30 maalmood

  • 4 kWh × 30 = 120 kWh bishii

  • Kadib ku dhufo qiimaha halkii kWh si aad u hesho kharashkaaga bil kasta

Xisaabinta Tamarta Qalabka Guryaha

Qalabka GurigatiradaWattsInta Saac/MalintiiWh/dayFicil

Awoodda guud 0 W

Wadarta Tamarta Maalinlaha: 0 Wh/day

Waxay tahay 0 kWh/day)

Wadarta Tamarta Misha 0 kWh/Bishii

error: Content is protected !!