SOMTRONICS ENGINEERING CONSULTANCY

Nagu saabsan

SomTronics Engineering waxaa laga bilaabay Gilbert, Arizona 2016, si loogu adeego baahida ka jirta xagga injineerinimada ee sii kordheysa, tababarada xirfadaha cilmiga gacanta, iyo baahiyaha tamarta la cusboonaysiin karo ee Soomaaliya iyo Bariga Afrika oo tayo fiican kuna dhisan tignoolajiyada ugu dambeeyay ee tamarta qoraxda.

Currently, SomTronics Engineering has offices in East Africa

Himiladeena iyo Hadafkeena

error: Content is protected !!