Tababarka Farsamada Kacanta oo lgu soo diyaariyey Af-Soomaaliga ama Ingiriisiga

our ENGINEERING training Services

Farsmada Gacanta Solar-Ka

Farsmada Gacanta Elektroniga iyo Korontada

Maxaad Ka Baran Doontaa SomTronics

  • Noocyadda Tamarta Qoraxda
  • Aasaaska Korontada
  • Tamarta Qoraxda Siday U Shaqeysaa
  • Noocyada Nidaamyada Tamarta Qoraxda Off-grid, Hybrid, iyo Grid Tied
  • Solar Banalka ama PhotoVoltaic - PV
  • Jaarje Kontroolaha Maxuu Yahay
  • Nidaamka Kaydinta Tamarta Qoraxda
  • Tamar Bedaluhu Maxuu Yahay
  • Fiilooyinka iyo Fiyuuyada Loo Isticmaalo Nidaamka Tamarta Qoraxda
  • Tusaalooyin - Xisaabta Lagu Cabiro Tamarta Qoraxda Aad U baahantahay
  • Shahaado SomTronics

Maxaad Ka Baran Doontaa SomTronics

  • Korontada Aasaaskeeda, sida Atom-ka U dhisanyahay
  • Calaqaadka ka dhaxeeyo Fooltejka, Korontada, iyo Caabiyaha anagoo isticmaaleena sharciga Ohms
  • Caabiyaha Sida Uu U Shaqeeyo 
  • Danab Keydiaya (Kabaasitor-ka) Sida Uu U Shaqeeyo
  • Simikonduktorka, Diod-ka, iyo Transistor-ka Sida Ay U Shaqeeyaan
  • Sida Loo Isticmaalo Mult-mitika, iyo Osilliskoob-ka
  • Tusaalooyin Tayo Fiican oo ku saabsan Korontada iyo Elektronigada
  • Shahaado SomTronics

Online Engineering Courses coming soon

error: Content is protected !!