Injineerinka & La-talinta
Waxaan kaa caawin karnaa mashruucaaga Injineernimada ee soo socda. Waxaan bixinaa naqshadeynta, la-talinta, tijaabinta, iyo adeegyada ilaalinta tayada.

Adeega La Talinta Injineerinimada

Maamulida Mashaaricda & La-talinta Injineernimada

Naqshadeynta Software-ka

Habka Injineernimada Aan Isticmaalno

Fikrad

Qeexid

Naqshadeynta

Wax Aoo Saarka

Waxaan leenahay sannado badan oo khibrad ah, iyo waayo-aragnimo. Waxaan kaloo leenahay xirfado xagga naqshadaynta sida elektaroonigga, software-ka iyo mechatronics. Waxaan taageernaa macaamiisheena tallaabo kasta oo la xiriirta mashruucooda ilaa uu ka hirgalo.

error: Content is protected !!